Dadka ugu wahsiga badan dunida eeg sawirada

Wahsiga ama caajizka waa cudur kaa reebaya inaad la socoto facaaga sawiradan waa xaaladaha ugu yaabka badan ee dadka wahsiga hayo laga soo qaaday eeg

Gacmaha inuu ku qabto ayuu dhibsanayaa cabitaanka

Inuu ka soo dago ma rabo gaariga

Kursiga isagoo baakadiisa ku jiro ayuu ku fadhiyaa

Geedka inuu ka leexiyo ayuu wahsaday

Sawir ayuu dhigay meesha uu isaga joogsan lahaa

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes