Jareer ma rabo Jamaykaan baan rabaa

Soomaalida waxay leeyihiin dhaqammo lala yaabo oo aan diin iyo caqli ku sallaysnayn, qisadan markaad aragto waad la yaabaysaa, gabar soomaaliyeed ayaa waxay ku noolayd dalka USA meel ayay ka shaqaynaysay meeshaas waxay isku barteen nin madow ninkii ayay is shukaansadeen markii dambe way isguursadeen, iyada waxay u haysataa ninkan inuu yahay nin african caadi ah jamaykcan ah, isagana uma sheegin afrikaan cidda uu ka yahay, af English ayuu kula hadlayay keliya,  muddo marka ay is qabeen ayuu maalin af soomaali kula hadlay aad bay u naxday waxay tiri: adiga jareer maa tahay wuxuu ku yiri haa aniga nin soomaali ayaan ahay,  waxay ku tiri: hadda i fur meeshii ayay qaylo ku bilowday,  sheekadan waa sheeko yaab badan, ninka jamaykaanka ah iyo kan soomaaliga ah maxaa u dhexeeya dadka somali waa dad sidan u fikira, diinta islaamka qofka muslin hadduu yahay way banneeysay in la guursado maxaad ka dhihi lahayd arrinkan
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

7 comments:

  1. Anonymous6/01/2015

    jareer iyo jileec way siman yihiin yaa dhihi kara jileec ayaa sareeya qofka Alle ka baqaya ayaa sharaf leh

    ReplyDelete
  2. Anonymous6/02/2015

    marka yurub lawada yimid waa la ogaaday jareer iyo jileec inay isku mid yihiin ninka cadaanka labada ma qiimeeyo kkkk

    ReplyDelete
  3. gabdho badan somali ah hadda jareer ayay ka helaan sex isagaa ku fiican bay ku leeyihiin, soomali marka lagu soo laabto wax baa dhici doono

    ReplyDelete
  4. Anonymous6/04/2015

    Jareer ceeb ma aha soomaali ayaa badaw iska ah

    ReplyDelete
  5. Anonymous6/07/2015

    jareer ayaa ka fiican nimanka jileeca isaa ka raaxo badan

    ReplyDelete
  6. Anonymous6/07/2015

    asc dhamantiin walal waxa isheegta jimicsi ama cunta ka dhigi kara malab yarowga nin mid dheer balarana mahadsanid fadlan.

    ReplyDelete
  7. haa wax buu u taraa marka bahalka jimicsi loo sameeyo

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes