Mukulaal oo agaasime guud laga dhigay

Shirkad Roomaaniya ku taallo oo ka shaqaysa  iibinta alaabta xagga internedka ayaa waxay ka dhigtay Maamulaheeda guud mukulaal, waxaa laga doortay mukulaalkan 700 qof oo isu soo sharaxday maamulanimada shirkadda, shirkadda oo la dhaho CAT BOX  waxay iibisaa alaabta laysu hadiyeeyo, waxaa lala yaaban yahay inay ka dhigtay maamule xaywaan oo aan waxba ogayn mushaarka ay u qortayna bishii waa 200 yuuro mukulaalkan da'diisu waa 9 bilood keliya, lacagta uu qaato rubuceeda  isaga ayaa cunto loogu soo iibinayaa wixii soo harana waxaa la siinayaa ninka iska leh
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes