Astaamo lagu ogaado in taleefanka aad ku hadlayso la dhegeysanayo

Tignoloojiyada faa'ido badan ayay leedahay dhibna way wadataa haddaba waxaan halkaan kuu sheegaynaa dhibkeeda  mid ka mid ah, kaasoo ah in taleefankaaga la dhegeysto ama sawirdada laga baxsado iyadoo la adeegsanyo fayras oo jaajuus ah

Lix calaamo ayaa tusinaya haddii la wada helo in taleefankaaga la dhegeysnayo marka aad dadka la hadlaysid lixdaas waa sidan :

1- tashwiish iyo buuq ayaad ka dareemaysaa marka aad ku hadlaysid isagoo taleefankaaga uuna ahayn mid halaysan.

2- haddaad u dhoweyso taleefankaaga qalab kale sida TV ama Raido adigoo ku hadlaya oo tashwiishka aad dareento waa lagu dhagysanayaa.

3- Dhegeyso taleefankaaga adoon ku hadlaynin haddii cod aad ka maqasho waxaa lagu tiryaa in lagula socdo

4- iska hubi batariyada mobilkaaga adoon adeegsanaynin haddii ay kululaato waxaa kululeeyay Barnaamig jaajuus ah oo shaqaynaya oo taleefankaaga ku dhex qarsoon.

5- isku day inaad damiso taleefanka haddii uu dami waayo oo uu ku diido waa la dhihi karaa waa lagula socdaa.

6- iska hubu masajyada haddii aad aragto masaj oo qofka soo diray la garanaynin waa khatar astaan waxay u tahay in lagu jaajuusayo
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

8 comments:

  1. Anonymous6/09/2015

    salaam sare akhiyaarta, bacda salaam waxaan ahay nin in mudo ah leh xaas dhibta jirta waxay thay xaaskayga ma ogola kulanka habeenkasta mar marka qaar waxa dhaca in bil aanan ka helin oo aan ku daalo, ama ay ii siigeyso hadii aan ka helo xitaa hal qaab Ayay ogoshahay oo kali ah . waxa aan is qabnaa mudo 6 sano ah waligay ma arag xubinteeda ma ogola meel iftiin ah in wax lagu sameeyo ,
    si kasta waan isugu dayay inaan xishoodka ka bi iyo lakin wa kari laahay.
    maxaa talo ah

    ReplyDelete
  2. Anonymous6/09/2015

    salamu calaykum, waxaan rabaa in aan su aal idin waydiiyo oo ah, waxaan ahay gabar mudo labo sano ah la qabo, marka aan howsha gogosha ku jirno waxa dhacda in aan dareemo xanuun gudaha ah mar mar sida marka uu iga sareyo oo
    lugaha aan saro u qaado waxaan dareemaa in meel xanuun badan uu gaarayo xubinta taranka, marka su aasha waxay ay thay ma ilmo galeenka ayuu gaadhayaa mise meel kale waxaan dareemaa xaanuun saa id ah iyo macaan isku jira, waxaan ka cabsadaa in ilma galeenka uu iga dhaawaco. waan u sheegay xaajigayga wuuna iga ilaa liyaa lakin mar mar macaansiga ayaa naga bata labadeenaba sidaa darted Ayaan u ilownaa in aan is ilaalino, markaa Malaga yaabaa in uu ilmo galeenka dhaawac iga gaadho oo aan dhali waayo.

    ReplyDelete
  3. waxaa fiican inaad ka dhaadhiciso inaad xaaskeeda tahay oo xalaal ay tahay inaad aragto alaabteeda xaal aad isku tihiin adaa wax fahansiin karan 6 sano ma yara waxaa la rabay inaad si fiican isu fahantaan, qof kasta wax waa la bari karaa ee adiga isku daya inaad aayar wax u barto ugu sheekee galmada iyo macaansigeeda qaababka

    ReplyDelete
  4. way jirtaa marka uu gaaro minka afkiisa inaad dareento xanuun iyo jiriirico isku jira siiba marka aad lugaha qor u qaaddo uu isaga kugu soo seexdo qaabab kale ayaad samayn kartaan oo aadan ku dareemaynin xanuun tijaabiya qaababka kale

    ReplyDelete
  5. Anonymous6/11/2015

    marka hore salamu calaykum salaanta ka dib, waxaan ahay wiil dhalin yar ah oo hada raba in uu guursado markaa arin ayaa igu soo kordhay taas oo ah.
    gabadha aan guursanayo waa fircooni tolan waxayna shardi iiga dhigtay in aan dhaqtar geeyo oo la soo furo, iyada oo markaa mar marsiyo ka dhiganaysa in ay
    xanuun badan thay furida aniga aan furayo habeeenka koowaad, si kasta Ayaan ula hadlay oo aan u sheegay in ay xanuun aheen lakin waxa ay leedahay gabar saaxibadey ah oo la aroosay hada ka hor ayaa ii sheegtay xanuunka ay martay ka dibna dhiig bax badan ku yimid oo dhaqtar loo dhigay oo ninka si xun u furay.
    markaa ani taas oo kale ma rabo ee waa inaad dhaqtar I geyso la I furo.
    habeenka u horeeya waad i arki lakin furid ma rabo .
    anigana taas waxay igu noqotay wax culus, sababtoo ah waxaan u arkkaa inay ceeb thay in ninkia naagtiisa uu furi kari waayo. markaa maxaad igula talinaysaan

    ReplyDelete
  6. haka yeelin arrintaas maxaayeelay looma baahna inaad nin kale u geyso iyadoon daruuuro jirin teeda kale adigana ha isku dayin inaad hal habeen ku furto aayaryaar isugu day inaad ugu raaxaysato si tartiib ayay u furmaysaa tusaale ahaan gabdhaha soomaalida fircooniga u gudun oo dhilo noqday xoog miyaa lagu furey ?? jawaabtu waa maya sidoo kale adiga muudo dheer sii caadi ugu raaxee iyadaa tartiib u furmi doonto

    ReplyDelete
  7. Anonymous6/15/2015

    waan idin salamay bahda raaxada guurka, salaam ka dib waxaan rabay in aad wax iiga sheegtaan maxaa keena in xiniin yaha ay jilcaan oo ay noqon kuwa buuxa
    waxaan ula jeedaa in kiishka ay ku jiraan uu noqdo harag oo kale oo aan si buuxda u ekeyn, halka raga qaar aaad arkeyso in ay buuxaan.
    waxaanan dareemay waqtiyadii u danbeeyay in xiniinyaha ay sii yaraanayaan oo maqaarka xiniinyaha uu jactad badan yeeshay, waad garan kartaa marka qofka uu buuran yahay maqaarka wuu jiidmaa lakin marka aad caatowdo jactad ayaa ku dhasha sidaa oo kal ayaa hada dareemaa.
    markaa maxaan sameyn karaa si ay u noqdaan kuwa buuxa.

    ReplyDelete
  8. maqaarka xaniinyaha waa isbadbaddala hadba siduu yahay jawiga haddii jawiga qabuuban yayah way soo kaduudanayan haddii uu kulul yahayna way kala baxaan wax dhib ma laha haka walwalin

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes