Webka Dayniile waa web akhbaar ah

Dayniile.com wuxuu ka mid yahay webyada soomaali oo caanka ah, laakin waxaa la sheegay inta badan wuxuu qori jiray warar aan sugnayn oo ku dhisan qabyaalad, soomaalida yurub ku nool aad bay Dayniile u gali jireen, waayo waxay ka heli jireen waxa ay ka helaan oo soomaali ka socday haddaba waxaa loo baahan yahay in laga taxdaro hadalada la faafinayo inay sugan yihiin iyo in kale sidoo kale waxaa la rabaa inaad noqoto qof sumcad fiican yeesha beenta in la faafiyo aad bay u xun tahay



 
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes