Tuug ayaa naagtiisa ku arkay guri uu dhici rabay tolow maxay samaynaysay

Nin dhalinyar ah ayaa naag qabay naagtiisa wuxuu ugu sheekeeyay inuu habeenkii ka shaqeeyo warshad oo uu ka yahay waardiye, habeen kasta ayuu baxaa wuxuu soo laabanayaa subaxdii, naagtiisa waxay baratay nin kale wuxuu ka dalbaday inay gurigiisa ugu tagto maadaama ninkeeda habeenkii uu shaqo ku maqan yahay, si ay labadooda u raaxaystaan, naagta ayaa soo aaday gurigii ninka iyagoo shaqadii ku jira ayaa tuug u soo galay, tuugii si kadis ah ayuu qolka u soo galay wuxuu arkay naagtiisa oo nin sariir la jiifto, goobtii ayay labadooda ku fashilmeen ninkii sheeganayay inuu habeenkii shaqeeyo waxaa cadaatay inuu tuug habeeneed yahay naagtii iyadana meesha ayay ku ceebowday waxaa soo baxday inay dhilo ahayd,  waxaan ka faa'idaysanaynaa qisadan been inaysan soconaynin
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes