Tirakoobka dadka Soomaali ku nool 2015

Dawladda Federaalka Ee Soomaaliya ayaa shalay baahisay Tirokoob ay dhowaan hayda UNHCR ka samaysay 18kii gobol ee hore, waxayna soo bandhigeen in dadk Soomaaliya tiradoodu tahay 12,316,895 qof. dadka ku nool dibadda kuma jiraan tirakoobkan la sameeyay

waxaa laga soo xigtay Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Abdirahman Ainte.


 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes