Siyaasadda Soomaali 2016 kaddib maxay noqon kartaa

Waxaa la sheegayaa soomaaliya in loo dhisayo ciidamada xoogga dalka waxaa la siiyay hub culus oo ay ka mid yihiin kaarooyin iyo helikobtaro iyo xub kale oo farabadan, sida muuqato dadka soomaali burburiyay waxay rabaan hadda inay soomaali nabaddeeda ka sheeqeeyaan, iyadoo sidaa ay tahay hadda waxaa la burburinayaa dalalka carabta waxaa laga dhigi rabaa sida soomaaliya markaan eegno Liibiya iyo Siiriya iyo Yamen waad garan kartaa sida loo burburinayo, soomaali dadnta laga lahaa waa laga gaaray, waxaa loo soo wadaa dad soomaali ah laakin dhaqan ahaan ka duwan waxaa imaan doonto soomaali in loo dhiibo dad diinta kirishtaanka haysta, dadka ku nool wadamada reer galbeedka oo inaas sano ku noolaa oo nadab ku haystay waxay ku ag noolaalyeen dad aysan isku diin ahayn iaydoo sidaas ay tahay waa la soo dhoweeyay guryo ayaa la dejiyay marka haddii soomaali laguu dhiso ma adaa diidi kara nin soomaali ah oo kirishtaan ah inuu nolosha kula wadaago taas ayay kaa rabaan sidoo kale waxaa laguu sameeyey dad diin kula sheeganaya haddana diinta dadka nacsiinaya waxaas oo dhan ma aha wax fufud shaqo culus ayaa ka socota dalka soomaaliya, inta aan fiirinaynay raaxada yurub iyo lacagta aan ka helayno tuugsiga iyo ceyrta waxaan illownay istraatiijiyada laga leeyahay burburka soomaali John Kerry inuu masjid jabuuti ku yaallo uu galo oo dhex fariisto gadaashiisa uu ka muuqdo mixraabka oo uu ku qoran yahay magaca alle arrin caadi ma aha waxay dhanbaal u tahay dadka soomaaliyeed oo waligooda nacayb u qabay gaalada in la tusiyo inuu gaal masjid galo ama muslin kaniisad tago inay caadi tahay Ilaahay hanaga badbaadiyo waxa soo socda










 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes