Sidee loo dejin karaa aroosadda habeenka ugu horraysa

aroosadda habeenka aqalgalka
Habeenka arooska laguu soo guuriyo waxaa lagaa rabaa inaad is dejiso oo aadan ka baqin aroosadda mana aha inaad ka fikirto keliya sida aad ku bigrajabin lahayd si ay dad badan uga fikiraan ka soo qaad inaad la kulantay xabiibtaada oo aad jacaylka dhabta aad jili rabtaan waxaad ku dadaashaa inaad cabsida iyadana ka baabi'iso waayo laftigeeda waxaa loogu soo sheekeeyay habeenka aqalgalka inuu yahay habeen cadaab ah oo diig badan la daadinayo, ninyahow waxaad ogaataa inaad ku gaari kartid caqligaaga iyo deganaantaada raaxada ay u baahan tahay xaaskaaga cusub, marka hore ilaahay ku mahdi Allaha kuu sahlay guurkan oo qiimaha badan marka labaad waxaad tukataa salaadda sunnada aqalgalka waa labo rakco kaddib u soo qabo xaaskaaga gabal yar xalwo afka u geli markaas u keen cabbitaan macaan badan, kaddib sheeko farxad leh u bilow marka ay soo furfuranto aad aragto oo ay cabsida ka bixi rabto dhunko kuna dheh waan ku jeclahay macaanto hab sii horaadka saar kaddib soo kici sariirta la tag markaas ka saar dharka arooska ay ku labisan tahay u dheef kaliya kastuumada iyo rajabeetada ha ka siibin iyadoo xiran ku bilow istiin macaan badan dhabarka cajaraka garmabaha qoorta ku dadaal ilaa ay dareen keento waayo way adag  tahay habeenkaas inay dareen degdeg ku dareento, marka aad ogaato inay kacsatay oo kastuumadeeda ay qoyaan keento rajabeetada ka siib markaas naasaha ka dhuuq marka ay ibta naaska taamato kastuumada ka siib marka dhabar dhabar u seexi lugaheeda kala fur bahalka marmari ha hanuunjinin aayar ugu riixi
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes