Shiirka xaaska iyo shumiska sariirta shaatiga ayay shurfiyaan

Haddaan ka hadalno sir culus oo ku saabsan raaxaysiga ninka iyo naagtiisa waxa aad u huriya ma garanaysaa? haddii aan kuu sheego ma aaminaysid waa wax caadi iska ah aysan qiimaynin rag badan kaasi waa shiirka ka soo go'a naagtaada marka aad ku bilowdo istiinka, marka haweeneydu loo bilaabo raaxada jirkana laga salaaxo naasaha laga tuutuujiyo oo jirkeeda kabaabyo qabato kilkilaha shiir ayay ka soo daysaa, shiirkaas ninka wuxuu ku ridayaa marqaanka istiinka ugu dambeeyay, sidoo kale isagana shiir culus ayaa ka soo afuufma oo haddii islaantiisa ay uriso uyadana ay galayso marqaanka ugu dambeeyay, sidaa awgeed shirkadaha barfuunka waxay soo saareen barafuun loogu talaggalay in inuu kacsi keeno, waxaa jira mid ragga loogu talaggalay iyo mid haweenka khaas ku ah, tusaale ahaan marka aan ka hadlayno uriska waxaan ka soo qaadan karnaa fikraddaas xayawaanaadka marka bisadda ama eyga ay u baahan yhiin lab bahalkooda ayay ka soo daayaan dhacaan ur gaar ah leh, marka uu soo uriyo labka hor ayuu ugu tagayaa wuxuu ku ogaanayaa urkaas inay rimin diyaar u tahay, dameerka waad aragteen wuxuu ursnayaa farjiga dameerta markaas ayuu afka kor u taagayaa isagoo ku macaansanayo, marka shiirka ninka iyo naagta kaalin aan yarayn ayuu ka qaadanayaa raaxada sariirta
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes