Ra'iisulwasaaraha dalka Luxembourg oo guursaday nin saaxiib ay ahaayeen

Ummad marka ay gaaloobaan xumaan oo dhan waa laga filayaa, dadkan oo nijaasada ah ayaan dalooda u ordaynaa bad ayaan u marnaa, warkan yaabka badan ila eega maanta wuxuu guursaday ra'iisul wasaaraha dalka Luxembourg saaxiibkiisa u dhashay dalka Biljum, tolow kuwaan maxaa lagu tilmaami karaa waxayba ka sii dareen qoobka nabi luud
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes