PasswordFox oo ah program laga maarmin

Haddii aad adaygsanaysp Firfox oo aad illalowdo passwoorada waxaad adeegsan kartaa program oo aad u fudud oo yar waxaa la dhahaa PasswordFox  wuxuu kuu sheegayaa passwoorada aad ku keydisay kumbuyuutarkaaga  laakin waxaa keliya loogu talaggalay firefox aad buu u fudud yahay waxaad ka soo dejin kartaa halkan

Download PasswordFox
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes