Ordoghaan oo Siiyay gabar Siriyan ah Paasaboor turki

Gabar cayaarto kubadda miiska oo u dhalatay dalka Siiriya ayaa sheegtay inay ku riyoonayso dhalashada turkiya si ay uga qayb gasho cayaaraha caalamka ee kubadda miiska, gabadhaas waxaa lagu magacaabaa Tasniim Nabhaan waxay jirtaa 14 sano, madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Ordoghaan ayaa taleefan u soo diray gabadha  wuxuu u sheegay inuu amar ku bixiyay in loo xaqiijiyo riyadeeda oo ah inay hesho baasaoor turki
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes