Nin Kenya u dhashay ayaa 150 neef gabadha Obama meher ahaan ugu soo bandhigay

Gabadha Obama uu dhalay ee ugu weyn oo lagu magacaabo Maaliya waxaa soo doontay nin Kenyan ah  Filiks Kayroni la yiraahdo ninkan waa Looyar wuxuu soo bandhigay meher ka kookabn 50 neef lo' ah iyo 70 neef ide iyo 30 neef ari cad ah gabadha waxay jirtaa 16 sano, ninkan oo gabadha soo doontay wuxuu u sheegay Joornaalka The Nairobian, da'diisa lama oga ilaa iyo hadda wuxuu sheegay inuu ku riyoonayay laga soo bilaabo 2008 wuxuu yiri gabar kale mar raadsanin ilaa iyo hadda waxaa ballan iga ah inaan daacad u noqonayo, marka uu Obaba kenya soo booqdo bisha Luulyo ayaan si rasmi ah uga doonanayaa, wuxuu kaloo uu sheegay inuu hadda diyaarinayo warqadda uu ku doonan lahaa gabadhaas, Kayrooni wuxuu sheegay jacaylka uu u qabo Maaliya waa dhab, ujeedadiisu ma aha inuu hanti ka helo guurkeeda, wuxuu yiri waxaan barayaa sida loo liso lo'da caanaha garoorka loo diyaariyo



 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes