Webka Hiiraan wararka Soomaali

Hiiraan wuxuu ka mid yahay websaydyada soomaali caanka ah waxaa la sasaasay 1999 wuxuu faafiyaa wararka wuxuu ku bahaa labo luqadood Soomaali iyo English, sidoo kale wuxuu ku dadaalaa inuu u gudbiyo wararka soomaalida dibadda ku nool, dadka yurub ku nool badankooda waxay war ka soo doonaan webka hiiraan.com, sidoo kale waxaa laga heli karaa linkiyada webebka soomaaliyeed iyagoo u taxan ABC halkaan ayaad ka gali kartaa haddii aad u baahato inaad booqato 


http://www.hiiraan.com/
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes