Gabdhaha soomaaliyeed sida ay u arkaan isu qurxinta ninka

dadka soomaaliyeed oo lahaa hal dhaqan ayaa hadda isbaddalay oo noqday dad dhaqamo badan leh, waagii hore waxaa ay saaran jireen haweenka soomaaliyeed cillaan xilliyada munaasabaadka ay jiraan, haddaba muuqaalkan waxaan arkaynaa sida ay u kala duwan yihiin dhaqan, gabdho waxay sheegeen inay nimankooda cillaan u saartaan qaarna timaha samaystaan bal aannu daawano

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes