Gabdhaha maxaa ka oysiiya tolow

Markaan ka hadalno dabeecadda ragga iyo dumarka aad bay u kala duwan tahay, dumarku uma adkaysan karaan waxyaalaha caatifada la xiriira, haddii ninka naagta sharafteeda duro ama uu ku tilmaamo akhlaaqdarro isma celin karo naagta, naagaha aad bay ugu dulqaadan karaan xanuunka jirka la gudboon waxaa daliil u ah arrinkaas dhalmada, sida aan wada ognahay dhalmada aad bay u xanuun badan tahay sidoo kale iyo foosha oo dhalitaanka ka horraysa waxaad arkaysaa naag foolanaysa saacado badan ama hal maalin oo dhan haddana aad bay u adkaysanaysaa arki maysid iyadoo ooyanaysa, laakin haddii naag cafiifad ah sharafteeda meel lagaga dhaco waxaa laga yaabaa habeen iyo maalin inay baroorato oo ay oohin la seexan wayso, gabadha marka bigra ay tahay oo ninka bigrajabin rabo oo xoog uu u isticmaalayo waa laga yaabaa inay qayliso laakin aad bay isugu dayaysaa inay adkaysato, arabta hore ayay waxay "dhaheen naagta aarsigeeda waa oohin"
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes