Eeg waxa ay nimanka iyo naagaha u tarto toonta

Qofka kacsigiisa yaryahay ama bahlkiisa si fiican aan u taagmin waa inuu cunaa toonta, sida la ogyahay toonta aad ayay u leedahay guud ahaan caafimaad sidoo kale toonta waxay daaweynaysaa borostaatada ninka sidoo kale jeermiska iyo sunta ayuu dilaa jirka wuxuu ka ilaalinayaa jirrooyinka soo weeraraya, sidee ugu fiican oo loo adeegsan karaa toonta? siyaabo badan ayaa jira loo adeegsado waxaa ka mid ah in hilibka lagu asameeyo ama cuntada la dalacayo, laakin waxaa ugu fiican in ruuxa subixii inuu seddex xabbo caadi u cuno inkastoo uu dhibsanayo marka uu cunayo, waxaa kaloo la sheegay in uu la dagaalamayo Kansarka kaadihayska iyo borostaatada iyo sanbabka iyo mindhicirada iyo maroorka iyo aloosha wuxuu kaloo la dagaalamaa waxyaalaha kiimikada ah oo jirka soo gala, cilmibaarisyo la sameeyay waxay cadeeyeen inuu galmada u roon yahay nin iyo naagba wuu anfacaa, dadka aad galmada u sameeya waxaa laguala talinayaa inay toonta badsadaan si ay awooddooda u baab'in
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes