Dhaqanka soomaalida ay la tageen Yurub iyo Maraykanka

Dadka soomaaliyeed waxay leeyihiin dabeecad yaab badan taas oo ah inaysan shaqaysanin badankooda shaqada waa ceeb agtooda laakiin been ama tuugsi in wax lagu qaato waa sharaf iyo caqli, marka dalalka reer galbeedka loo haajiray waxaa la arkay waxyaalo badan ay soomaalidu sameeyaan tusaale ahaan waxaa ka mid ah ninka iyo naagta inay sheegtaan inaysan isqabin si ay lacag badan u helaan taas caan bay ka tahay yurub dad badan ayaa sameeya qaar baa waxay ku oranayaan kuwaan waa gaalo been in loo sheego waa caadi kkkk waxa kalaa jira oo ah wadamada reer galbeedka gawaarida aymis ayay leeyihiin qofkii shil galo shirkada aymiska ayaa gaari cusub siinaysa marka dadka soomaalida badankooda waxay sameeyaan wax yaab badan inta uu gaariga gurigiisa ku dhufto ayuu shirkadda u sheegayaa inuu shil la galay gaarigiisa si loogu baddalo marka loo soo baddalo oo uu soo qaato gaari qurux badan ayaa wuxuu ugu faanayaa saaxiibayaashiisa wuxuu ku leeyahay gaalada been baan u sheegay gaari fiican ayaan soo qaatay, run anigu lama yaabayo dadkan waa dad baadiye ku dhashay oo xamar soo cunay wax kastana waa laga filayaa
yurub ku nool
gaari lagu dhuftay meel
c somali daran

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes