Dadka soomaaliyeed qolo kasta maxay ku fiican yihiin

Nin ka dhashay reer afgooye oo ah gabyaa ayaa wuxuu ka tiriyay gabay yaab leh dadka

soomaaliyeed qolo  kasta wuxuu ku tilmaamay sifo ay caan ku yihiin, wuxuu yiri
talo tobal iyo toddoba ayaa loo qaybiyaa toban waxaa iska leh daarood toddobana dadka hale ayay ku jirtaa, 
tibil (nacayb) waxaa loo qaybiyaa toddoba iyo toban toban hawiye ayaa iska leh toddoana waxaa loo qybiyaa dadka ka soo horay,  sidoo kale
 tabuukooley waa toban iyo tofddoba toban tunni ayaa iska leh, 
taktub (midaawaad) sidoo kale toddoba iyo toban waaye toban waxaa la siiyay goobroon, 
tacab (shaqo) waa toodoba iyo toban toban waxaa la siiyay bagadi, 
tuugsi toban iyo toddoba waaye toban eelaay ayaa la siiyay toodobana waxaa loo qaybiyay dadka kale
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes