Beerta waa wax aan laga maarmin

Soomaalida markii hore beerta waa laysku dhaleecayn jiray, qofka beera fala waa la xaqiraa heer waxay gaareen qofka soorta iyo cambuulada cuna inuu yahay in faqiir ah oo reer baadiye ah, laakin qofka cuna bariiska ama baastada santaluuja waa nin reer magaal ah, laakin marka ay tageen qurbaha ayay ogaadeen inay ku qaldanaayeen waxyaalahaas







 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

1 comment:

  1. Maa shaa allaah waa meelo qurux badan soomaliya Ilaahyow noo toosi dalkeena

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes