Seddex qof muslin ah oo marykan lagu dilay


Seddexda qof la dilay

Nin cadaan oo maraykan u dhashay ayaa wuxuu ku dilay jaamacad ku taallo dalka marykanka  seddex qof muslin, labo way is qabaan midna waa gabadha xaaska walaasheeda, nin dilay waxaa la dhahaa Karige stiiven wuxuu jiraa 46 sano hadda waxaa lagu hayaa xabsi,  dadka la dilay waxay kala yihiin Diyaa Barakaat oo jira 23 sano iyo xaaskiisa Yusr abuu saalixa oo jirta 21 sano iyo walaasheeda razaan abuu saalixa oo jirta 19 wuxuu ku dilay Jaamacadda North Carolina, waxaa la sheegay diyaa inuu dhigto sanadka labaad kulliyadda  ilkaha xaaskiisana waxay rabtay inay bilowdo dayrta soo socota isla takhasuskaas



qofka dilka gaystay
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes