Cumar Shooli oo gabar Soomaaliyeed qaawan ku dul heesay

Hees xun
Maxaa ka qaldnaa ninkan lagu magacaabo Cumar Shooli, dadka daawaday muuqaalka xun ee laga soo duubay cumar shooli oo ku dul heesaya gabar soomaaliyeed oo qaawan , gabadha waxay xiran tahay shaati iyo kartuubo keliya, maarkaas ayay u soo fuushay sariirta iyadoo naasaheeda salaaxayso, cumar shooli oo arrinkaas  ka hadlay isagoo dhahay waan qaldamay, run ahaantii  tani way ku cusub tahay soomaalida dhaqankooda, nin inuu gabar sawiro iyadoo dharaaman ama bnaasaha ka salsalaaxaya, waa wax gaalada lagu ogyahay oo ka fog dhaqanka dadka mUslinka ah, marka heesta ayaa sideedaba ah wax dad ku beero shahwada , marka qaladka labada way lee yihiin cumar shooli iyo gabadha uu ku raaxaystaba
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes