Shiirka ma kacsiga buu kordhiyaa marka la uriyo

Naagaha marka ay kacsadaan way shiiraan sida nimanka oo kale, ee shiirku kuma koobna nimanka keliya, siiba naagta marka la istiimiyo jirkeeda waxaa ka soo go'aya shiir kulul oo ninka hadduu uriyo uu aad u kacsanayo, taasina waxay tilmaantaa naagta inay kacsi daran qabtay marka shiirkaas ka soo baxo kilkilaheeda, shiirka kacsiga wax yar ayuu ka duwan yahay shiirka caadiga oo yimaada marka ay naagta ama ninka meel kulayl ah tagaan ama shaqo ay qabtaan, inta badan shiirka noocaas ah ma soo jiito ninka ama naagta, shiirka kaalin weyn ayuu ka cayaarayaa raaxada galmada ninka iyo naagta nimanka ama naagaha qaar marka ay uriyaan shiirka xilliga galmadu socoto aad bay u kacsadaan, taa mahnaheedu ma aha inay ay naag ama ninka aysan is nadiifinin, shiirka kacsiga kuma xirna nadaafad la'aan xitaa wuxuu ka tan badiyaa barafuunka marka uu baxo
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes