Naag Masaari oo sheegtay in ay adeegsato bahal caag ah

 














Dhakhtarad u dhalatay dalka Masar oo aad uga hadasho arrimaha galmada ayaa wax lala
yaabay sheegtay, xitaa wariyaha waraysanayay aad buu ula yaabay, gabar baa soo dirtay su'aal oo dhahaysa waxaan ka soo gatay dal reer galbeed bahalka ninka caag ah si aan ugu raaxaysto dhib miyuu ii keenayaa, dhakhtaradda ayaa waxay tiri haddii aadan awoodin waad isticmaali kartaa sidoo kale nimankana way isticmaali karaa naagaha caagga ah dhakhtaradda waxaa kaloo ay sheegtay qalbka noocaas ah xitaa in laga helo dalka masar laakin si qarsoodi loo gado, tolow naagahan ma waasheen waa arrin lala yaabo runtii
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

1 comment:

  1. Anonymous1/16/2015

    waa sheekoo cajiib ah

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes