Waxa cad ka soo baxo farjiga naagaha waa maxay

Asc walalyal waxn ahay gabar somaliyed waxan isku arka inta badan in xubinteyda taranka ay ka imaadan wax yaabo cad cad marka maxaa igula talineysin inan sameyo
------------------------
Jawaab

walaal biyahaas cad waa caadi oo adag haddii xunuun jirin ama cuncun wax dhib ah ma keenaan way iska go'i doonaan
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes