Kareemka laysku caddeeyo dhib ma leeyahay

Asc walal waxn idin waydinaa ka waran dadka marsado cream mada laysku cadeeyo ama gabdhaha qurux ahan u marsadaan
2- Wajiga waxn ka qabaa xasaasiyo marwalba waxa iga soo baxa nabro sabun walba wu idhibaa cream n warkisa daa mxn sameya

---------------

Jawaab

kareemka la isku caddeeyo dhib badan ayuu leeyahay waa khatar, teeda kale waxaad iska ilaalisaa inaad cunto loos waxaad ku dhaqdaa sabuunta loogu talaggalay fimanka oo disha jeermiska, inta badan waxay noqdaan fimanka wejiga cuntada qaarkeed
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes