Maxaa timaha bixiya oo dheereeya

Sida badan dad farabadan ayaa ka sheegta tima daadashada siiba marka ay qubaysanayaan ama ay jeefaan, waxay ku badan tahay arrintan haweenka, waxaana keena dhowr waxyaalood waxaa ka mid ah jirka oo waaya vitamiinada qaar sidoo kale adeegsiga daran waxyaalaha kimikaalka ka samysan, sida oomada badan ama saabuunta si xad dhaag loo isticmaalo, arrimahaas oo dhan way keenaan timaha inay kaa dhacaan, ragga qaarkooda bidaar ayaa ka soo baxda

haddaba sideed timaha u ilaalin kartaa

Waxaad isku daraysaa saliid Amla iyo saliid saytuun iyo saliid qumbe iyo saliid loos iyo khirwac (Castor Oil) iyo saliidda geedka jarjiirka , kaddib dabka ayaad saaraysaa waxaad ku daraysaa toon , kaddib waad marsanaysaa markaad qubaysato, waxaad arkaysaa timahaada oo xoog bixiyay oo sii kobcaya, waxaa kaa joogsanaya tima daadashada 

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

12 comments:

  1. asc walal ado mahadsan saliidahan magacoda english manogu so badali karta afsomaliga kuma garanayo sida loose (almond) ayan umalayn khirwac iyo jarjarka adban ugu bahnahy ,
    tankale waxan leyhy timo badan lkn an korin mana adka wakhtikasto oo an salad tabsiyo ama hair cream wan caroda madaxuna adbu i cuncuna ila an gamcuhu idalan ana caarodo
    aniga dhan ila an biyo iskushubo.

    ReplyDelete
  2. saliidda walaal waxaa loo yaqaanaa afka english Castor oil

    ReplyDelete
  3. nasteha12/03/2014

    jir jirka kaligiisna asaga oo khudrada adbu ufucanyahay

    ReplyDelete
  4. jarr jarka maxa laga wadaa noo jilciya
    saliid magaca leh ma arkin

    ReplyDelete
  5. saliid jarjar maxa waye

    ReplyDelete
  6. jar jarka noo macneeya walaal

    ReplyDelete
  7. jarr jarka maxa laga wadaa noo jilciya
    saliid magaca leh ma arkin

    ReplyDelete
  8. jarjiir baa la dhahaa waa geedka aan u naqaano bagalka geed u eg oo saliid laga liso meelaha saliidaha daawdad lagu iibiyo weydii

    ReplyDelete
  9. Asc walaal aniga waxan wada su'aal kabaxsan moowduica. Baamiya Waa qeyb kamid ah qudaarta faa'ido intee la eg ayuu uleeyahey Himaha?
    TQ

    ReplyDelete
  10. http://www.xidig.com/2016/02/waxtarka-baamiyaha-ragga-iyo-dumarkaba.html

    ReplyDelete
  11. Anonymous9/23/2016

    Asc. Saliid khirwac somaaliyo ma laga hela?

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes