Dareenka dumarka waaweyn

Sida aan la socono guurku wuxuu ku fiican yahay qofka marka uu gaaro xilliga uu mas'uuliyad qaadi lahaa, taasna way ku kala duwan yihiin dadka, laakin xagga dareenka kacsiga way ku kala duwan yihiin nimanka iyo naagaha, naagaha marka ay gaaraan soddon ayay aad u rabaan baashaalka galmada, markastoo da'dooda ay sii weynaato aad bay u raboonayaan raaxada galmada, ilaa ay ka gaaraan da'da 50 markaas ayaa laga yaabaa inay sii daciifaan, sidoo kale marka ay haweenku hilib yeeshaan oo ay buurtaan waxay noqonayaan kuwo soo jiidasho leh
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes