Shiirka ragga iyo shiirka dumarka xiliga galmada

shiirka gabdhaha
Nin iyo naagba sida la ogyahay way shiirka, shiirka dumarka iyo shiirka ragga xilliga galmada wuxuu leeyahay dareen gaar ah, Inkastoo Shiirka uu yahay dabeecad ama shey dabiici ah oo inta badan kasoo go’a shey walba oo noola ah hadana waxaa la ogaaday midka ka yimaada Raga xiliyada qaarkood in uu kaalin lixaad leh ka qaato in kor uu usii qaado dareenka iyo macaansiga xubinta taranka raga ee xiligaas sii dhax jibaaxdo gudaha hoose ee xubinta kale ee dumarka.

Shiirka oo ah dhidid ama udgoon kasoo yaaca xiligaas gaar ahaan laba ruux ayaa waxaa la ogaaday sidoo kale in kan raga uu yahay midka badan maadaama inta badan howsha uu sii wado ninka raga taa oo kor u sii qaada in haweeneeda uu dareenka noqdo mid cirka isku sii shareera.

Ellisa waxa ay ka mid tahay tiro dhaqaatiir ah oo mudo 10-sano baaritaano ku heysay arintaan waxa ayna bayaan ay soo saareen dhaqaatiirsaasi ku sheegeen in shiirka ama dhididka ka yimaado ninka raga ah xiliyada wareerka sareerta uu yahay mid kor u qaada kaalinta dareenka ee xiligaasi sida kumeelgaarka ah u dhaxtaala labada dhinac.

Waxaana sidoo kale baaritaankaasi lagu ogaaday in shiirka uu yahay caafimaad kumeelgaar ah oo marka uu dhamaato howsha uu isna meesha ka baxo maadaama labada dhinac ay u kala jeestaan labada dhinac mana dhacdo in la sii jeclaado in uu sii ahaado sidiisii hore shiiirka.

waxana la xaqiijiyay 80% haweenka dunida ku nool in ay jecelyihiin raga shiira xiliga sariirta maadaama ay kusii macaansadaan sida ay sheegeen haween badan oo loogu sameeyay cod aruurin.
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes