ninkii shaydaanka u ekaa oo laga tarxiilay garoonka Dubai

Dowladda imaaraadka oo u diiday inay siiso fiiso nin u dhashay dalka garmalka, taasoo loo aaneeyay, inuu  wejiga iyo jirka oo dhan ka dulduleela oo macadan ugu jiraan, labo geesoodna leh, sida shaydaanka oo kale, ninkaas oo loo diiday in la siiyo dalkugal ama visa, jirkiisa wuxuu leeyahay 453, duleel oo ay biro kaga jiraan, garoonka ayaa laga tarxiilay, dalkiisa ayaa loo celiyay.
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes