maxaad ku kasi kartaa marka ay naagtaada galmo kaa rabto

sideed ku fahmi kartaa xaaskaaga inay kuu baahan tahay iyo in kale haddii aad ka aragto astaamahan ogow inay ku rabto

1- inay kuu soo labisato
2- inay kugu soo dhegdhegto
3- inay aroos kaaga sheekayso
4- inay agtaada ku jijimicsato
5- inay kugu soo kor seeseexato
6- inay hortaada macne lahaan ku foofoorarsato

waxaa la sheegaa naagaha somali waagii hore inay samayn jireen markii ay galmo u baahan yihiin, inay wax raadis bilaabaan siiba sariiraha hoostooda, markaas ayay ninka hortiisa ku foorarsadaan si uu u kaco, waayo nimanka badankooda way ku kacsadaan foorarka naagaha, laakin samanka hadda la joogo naagaha toos ayay kaaga cadsadaan galmada badankooda
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes