idaha madaxa ka madooban soomaali yaa keenay




waxaa la sheegay idaha cad ee madaxa ka madooban oo soomali caan ay ku tahay, waxaa keenay sheekh yuusuf alkowneyn oo ku magacdheeraa aw barkhadle, waa ninka soo geliya qoraalka  ku caan baxay alif la kordhabay alif la hoos dhabay alif la goday , taasn waxaa buuggiisa ku shaagay pro. cabdalla mansuur
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes