Fircooni iyo suno kacsiga ma u siman yihiin

Fircooni iyo suno kacsiga ma u siman yihiin
Soomaalida waxay u kala bixiyeen gudniinka labo nooc fircooni iyo sunni ama suno furcooni waxay ugala jeedaan gudniinka gabadha laga xaluufinayo faruuraha cambarka kuwa gudaha iyo kuwa bannaankaba, markaas ayaa si daran loo taltolayaa, marka la guursado dhib ayaa  lagu bigrajabiyaa gabadha fircooniga loo guday, laakin midda suniga waxay ula jeedaan gabadha kintirka laga jaray iyo wax yar faruuraha gudaha, kaddib lama tulayo, waxaa su'aal mudan waxaa jira gabdho fircooni u gudan haddana kacsi la joogi la' maxaa ka jira arrintan, jawaabtu waxay tahay naago waxaa jira kacsiga ku dhahay oo hormunkooda kacsiga badan yahay kuwan oo kale haddii aan la gudi lahayn kacsi baa dili lahaa
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes