Sida loo daaweeyo dhididka gacmaha iyo cagaha

SIDA AY GACMAHA DHIDIDAAN

Waxaa jira dhidid badan oo ruuxa uu isku arko siiba gacmaha iyo cagaha xitaa heer wax qalinka qaban waayo dhididka awgii, haddaba waxaa lagu daaweyn karaa si dabicii ah
guud ahaan waxaa u roon dhididka gacmaha

1- caleenta shaaha oo la karkariyay kaddib la qaboojiyay 30 daqiiqo ayaa gacmaha la dhex gelinayaa oo lagu haynayaa
2- sacab buuxa oo cillaan ah ayaa lagu karkarinayaa muddo 5 daqiiqo ah hal liitar biyo kaddib ayaa gacamaha iyo lugaha la dhex gelinayaa
3- khalka tufaaxa, inta biyo lagu daro ayaa 30 daqiiqo gacmaha lagu haynayaa hurdada ka hor, in shaa allaah isbaddal ayaad dareemi doontaa
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes