magacaygu waa cabdisalaan maxmed aadan waxaan rabaa gabar 22 ilaa 27 jir ah

Magacaygu waa c/salaan  maxmed aadan  waxaan joogaa dalka somalia gaar ahaan magaalada  bosaso waxaanay dadaydu  tahay 25 sano waxaan  aad u doonayaa  inaan helo haweenay   aan ka dhigto  xaaskayga mustaqbal dadeedunay tahay 22 ilaa 27  waxaan ahay nin aan wali soo  marin wax  guur ah waxaan rabaa gabar  hadii ay garoob tahayna waa in ay  hastaa hal ilmaha  ah    waxaan aad ugu mahad celinayaa bahdan isku hawshay sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen isku keenida dadka soomaaliyeed ee aadka isugu baahan 

Magaca :c/salaan  maxmed aadan
Taleefanka:00252907635203
Emailka: cqaadir2020@gmail.com


 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes