Bisha ramadaan waa bil cibaado ee ma aha bil dhereg

nin afurka iska badiyay
Soonka waa cibaado aad u weyn, oo loogu talagalay inaan ka helno taqwada Alle, marka uu jirka dareemo gaajo iyo harraad wuxuu ogaanayaa inay jiraan dad aan heli karin waxay cunaan ama wax ay cabbaan, markaa gadaal ayuu u fikirayaa ruuxa, laakin waqtigan waxaan arkaynaa bisha soon inay dadka ka dhigteen bisha cuntada, waxay cunayaan wax aysan cuni jirin bilaha kale, waxaa waajib ah in laga fogaado xadgudubka dhan kaste
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes