naagaha ninka waxaan ayay ka doonayaan

La soco ma kugu adkaanayso in aad inanyahay ogaatid in ninka xariirka kaala dhaxeeyo uu yahay mid aan kuu qalmin kaliya hadaad arimahaan aragto xaalka ma wanaagsana ee indhaha kala qaad.

1:- Tix Gilin La`aan: Jaceyl aan tix gilin laheyn waa geed aan miro laheyn , haddii qofka aad jaceylkiisa ku dhacday uusan ixtiraam aqoon, ogoow wadadii dhibaatada ayaad ku socotaa .

2:- Daryeel La`aan: Jaceyl kaliya ma aha erayo jilicsan, marka ugu horeysa dhib dhacana tir tirmaya , ee Jaceylka waa mid labada lamaane is bar bar taagan yihiin xiliga



3:- Qorsheyn La`aan Dhanka Mustaqbalka Ah:- haddii qofka aad jeceshahay marnaba uusan kaala hadleyn arinta mustqbalka iyo wax yaabaha u qorsheysan isna munaasib kuguma aha qof, ee tooshkaada tub kale u jeedi.

4:- galmo oo aan si fiican sal raaxo u layan
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes