Wiilka soomaaliga ku dilay dalka Denmarka hooyadii sawiro

Dadka soomaaliyeed waxay u jeclaadeen yurub sida jannada oo kale, balse qaarkooda wadda kasta way mareen sidii ay ku gaari lahaayeen yurub laakin ma aysan fiirinin adduunka sida uu yahay asal ahaan eeg wax dhacay, Wiilka dilka gaystay oo lagu Magcaabo Fuaad Maxamed  ayaa da’diisa lagu sheegay 20 Sanno Jir.
Baliiska Denmark ayaa ku waramay in Dilka Kadib uu baxsaday Gacan ku dhiiglaha Dilay Hooyadiisa.Hooyada oo dhowr Caruur heysatay ayaa kan ugu yar waxa ay dhashay sanadkii 2012.Lama  yaqaano wiilkaan sababta uu udilay hooyadii.
Baliiska Danmark ayaa sheegay inay raadinayaan wiilka dilka gaystay oo laga cabsi qabo in dilal kale uu gaysto.Wiilkaan ayaa dilka hooyadii u adeegsaday mindi.
Aabaha wiilka dhalay oo kusugan wadanka Soomaaliya Ayaa lagu wargaliyay dilka ka dhacay isagoo aaday wadankaasi.
Baliiska Wadan Denmarka ayaa baahiyay sawirka wiilka hooyadiisa dilay ee idiin Muuqda.


Fu'aad Maxamed Wiilka Hooyadiisa dilay










 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes