sida galmada macaanka badan ee xaaska la isugu diyaariyo talooyin

Rag badan ayaa ka sheegta waayahan inay ka gaabiyeen xagga raaxaynta xaasaskooda, laakin halkaan waan kaaga soo gudbinaynaa arrimo aad ku awoodi kartid qancinta xaaskaaga haddaba raaxa sariireed degdegta oo socota waqti gaaban isla markaana dhamaata wax nah ah ay leedahay ma leh labada qof ee raaxadaas wada qaadanayana ma helayaan qanac dhamays tiran haddaba hadaad si fiican u akhrisid qodoban isla markaana aad si wanaagsan u fulisid waxaa hubaala ah in aad gaaraysid raaxo dhamaystiran isla markaana ay noloshiina ka lamaane ahaan ay wax weyn iska badalayaan gurigana ay ku soo kordhayaan farxad iyo nashaad dheeraad ah.
siyaalaha la iskugu diyaariyo sariirta oo dhamays tiran ayaan idiin soo gudbinaynaa ka bogo oo meel mari.

hadaba sidee la iskugu diyaarshaa?

Habeenka aad rabtid in aad u raaxaysid ama aad la qaadatid waqti xusuus mudan saaxiibtaa\kaa waa in aad:
  1. nasataa maalinta ka horaysa adigoo seexanaya hurdo aan lagaa dhex galin kuna seexanaya shayga ugu raaxada badan ee aad heli kartid isla markaana seexanaya meel shanqar iyo buuq ka dheer darajada kulaylkeeduna uu yahay mid aad u dhexdhexaad ah.
  2. qaado cunto wanaagsan oo u badan mid nafaqo leh adigoo iska ilaalinaya in aad dareentid gaajo isla markaana cab sharaab uu ku badanyahy vitamin-C isla markaasna jirkaaga ka uumi baxa.
  3. galabtii markii la gaaro guda gal hagaajinta iyo nadiifinta jirkaag adiga oo ka bilaabaya ilkahaaga kuna xiginaya jirka intiisa kale ku qabayso biyo aab kulalayn sidoo kale isticmaal waxyaalaha jirka lagu nadiifiyo sida saabuun shaamboo iwm ha ilaawin in aad cuntid waxyaalo cunto fudud ah oo u badan qudaar iyo hal koob oo qaxweah
  4.  maqribka marka la gaaro qaado casho wanaagsan -hadaad ninka tahay guriga agagaarkiisa iska layrso, -hadaad gabadha tahay markaas waxaa kuu yaala shaqo aad u fara badan
qabays gaaban qaado ka dibna sariirtaad ama qolkaaga iska sii tag adiga oo udug aad us sareeya isticmaalaya isla markaana ku mashquulaya kala bixinta jirkaaga iyo timahaaga

5. cishaha marka la gaaro u diyaar garooba labadiinuba raaxada ayadoo ay mid waliba kan kale ku caawinyo in jawigu uu noqdo mid laga damacsanyahay in laga gaaro raaxo dhamays tiran,

6. ciyaarta markaad bilowdid ha ku dagdagin in aad isla markiiba labada geed afka isku galisaan ee ka hor mariya baashaal iyo sheeko wadnaha taabanaysa mudo qiyaas ahaan 60 daqiiqo ah.


hadaad fulisid qodobadaan waxaan kuu hubnaa in ay halkas ka abuurmayso raaxo nudo socota iyo farxad waarta, waxaana arkaysaa in kala fogaanshaha adi iyo xaaskaaga ay meesha ka baxayaan waxaana hubaala ah in aad si daynaysaan wax danbe oo masayr ah...
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

2 comments:

  1. Anonymous4/13/2014

    galmada waxaa ka horreeya kacsi iyo rabitaan naag dhagax oo kale ah si kasta haddii la isugu diyaariyo wax ma dareemayso, siiba naagaha somali aad bay u dareen liitaan, waa dhif naag soomali qooq badan oo cambarkeedu damac leeyahay

    ReplyDelete
  2. Anonymous4/30/2014

    naagaha yurub ayaa kacsi badan oo aan gudnayn soomalida yurub aad bay u dareemaan kacsiga

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes