program kuu sheegaya seegada dhibka ay kuu gaysan karto

Dhalinyarada Soomaaliyeed qiimaha badan waxaan ka dalbanaynaa inay iska joojiyaan seegada, waayo aad bay u dhib badan tahay, waxay leedahay dhibaatooyin kala waaweyn taas waxay u noqonaysaa ruuxa seegaysanayo inta jeer uu seegaysto usbuuci, haddaba waxaan kuu haynaa program aqoon ku dhisan oo kuu sheegaya dhibka kaa soo gaari kara seegada, keliya waxaad ku qoraysaa tirada aad seegaysato usbuucii, kaddib waxaa kuu soo baxayo report oo ku salaysan xisaab quto dheer, sidoo kale programkan wuxuu kuu xaddidayaa dhibka laga sheego seegada marka aad geliso inta aad adiga seegaysato, waayo dadka ka hadlay seegada dhibaatooyinkeeda oo dhan ayay sheegaan, laakin dhibaatooyinkaas waxay u noqonayaan tirada qofka seegaysanayo, markastoo ay seegadu badato dhibkana wuu badanayaa ilaa heer uu gaaro ninka inuu bahalkiisu ay u dhammaato.

------------------------------------------------------------------

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

2 comments:

  1. Anonymous4/30/2014

    waa orogram aad u fiican thanks

    ReplyDelete
  2. Anonymous4/30/2014

    aad ayaad u mahadsan tihiin aad buu ii anfacay

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes