Program cusub oo kuu sheegaya madaxweyneyaasha Soomaaliya xilliyada ay xukunka soo kala qabteen

Dad badan soomaaliyeed ayaa u baahan inay ogaadaan madaxweynayaasha soo maray soomaaliya, haddaba programkan wuxuu kuu sahlayaa inaad si dhaqsi ku ogaato madaxweynaha iyo sanadka uu dalka xukumayay, keliya waxaad ku qoraysaa sanadka aad rabto inaad ogaato madaxweynaha sanadkaas joogay, wuxuu kuu soo saarayaa sanadka uu qabtay xukunka ilaa sanadka uu xukunka ka tagay
---------------------------------

 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes