Ma rabtaa inaad ogaato inaad uur qaaday

Qalabka lagu ogaado uurka adigoo gurigaaga jooga, qaabka loogu ogaado waa in wax yar kaadida la qaado oo kaddib isaga lagu shubo  marka ay kaadida gasho haddii hal xariiqmo ka soo muuqato waxay ka dhigan tahay uur ma jiro haddii labo xariiqmo ay ka soo muuqadaan waxaa laga wadaa uu baa jira, waxaa kaloo aad ku xisaabin kartaa porogramkan aan kuu samaynay haddii uur aad qaaday wuxuu tiriyaa  sida aad ula socon karto uurkaaga, waxaana fiican marka subaxdii hurdada aad ka soo toosto inaad adeegsato qalabkan, lakin porgramkan wuxuu kuu qiyaasayaa da'da ilmaha uurka ku jiro iyo waqtiga uu dhalan karo, dabcan wax walba waa amarka Alle subxaanahu wataacaal


 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes