halkan ka ogow qofka miisaankiisu kugu habboon yahay inaad guursato

Labada wadaagaya nolosha waxay isu guursadaan sababo fara badan, laakin sababka ugu weyn waa inay wax dhalaan oo carruur ay helaan, dhalmadana waxaa ka horraysa galmo, galmada labada isqaba haddii ay aad u buurbuuran yihiin sida la rabay ma noqoto raaxada ay rabeenna ma gaari karaan, xitaa ma gaarayo bahalka ninka meesha la rabay inuu gaaro sidaa awgeed waxaa habboon inaad ka fiirsato qofka aad guursanaysid xagga miisaanka, halkaan ayaad ka ogaan kartaa qofka kugu habboon inta laga rabo inuu ahaado miisaankiisa

---



 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes