Gabadhaha sida ugu fudud ay ku ogaan karto ninka da' ahaan ku habboon

Sida aan ognahay guurka waa wax aad qaali u ah, labada qof isguursanaya waxaa habboon da' ahaan inay isu dhowaadaan, waxaana habboon inuu ninka naagta ka weynaado wax yar, taas waxay keentaa isfahan degdeg ah, haddaba waxaan kuu samaynay porogram aad ku ogaan karto ninka kugu habboon da' ahaan in aad nolosha la wadaagto, da'daada ku qor porogramkan waxaa loogu talaggalay keliya dumarka

---------------------------------------------------


 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes