waa maxay seegada ma dhib bay leedahay

 Su'aalaha & Jawaabaha
asc wll kalmada siigaysiga maxay tahay se qofka siigaysta ma wax dhib ah ayey u keentaaa

Jawaab 

seego ama siigo waxaa loola jeedaa in qofka biyaha isaga keeno gacan iwm. dhibaatooyin badan ayay leedahay marka ay badadto, culimada badankoodana  xaaraan ayay u arkeen
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes