naag yar iyo nin weyn guurkooda maxaa ka iman kara

Dhibaatada ka dhalan karta nin oday ah inuu guursado gabar yar waxay noqon kartaa

  • in gabadha ay la qabsan weydo la noolaanshaha ninka weyn waayo isku fikir ma noqon karaan
  • inuu qancin waayo xagga galmada, inta badan odayaasha way tabar dhacaan marka ay da' noqdaan
  • inay ku saamowdo hadalka bulshada maxaayeelay dadka inta badan waxay soo dhexgalaan labada isqaba afaarahooda sidaa daraadeed inuu nacayb ka dhasho ayaa dhici karta guurkaas.
  • inay raadsato nin la da' ah oo ay isku qanciso maxaa yeelay shinbirba shinbirkiisuu la duulaa, guurka wuxuu ku dhisan yahay is fahan iyo jacayl, way adag tahay gabar yar inay jeclaato nin aad u da' weyn inta badan waxay ku raacdaa lacag ama waxaa ku qasbaya waalidkeeda, inkastoo ay dhici karto inuu nika odayga ah ka ficnaado nin dhalin yar ah, waayo dhalinyar badan baa ka sheeganaya awood yarida galmada
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes