naagta garoobta faa'idada iyo khaasarada ay leedahay

naag garoob guurkeeda  wuxuu leeyahay faa'ido iyo khasaaro
marka hore waxay ku xiran tahay naagta garoobta waxa loo soo furay, haddii loo soo furay ceeb ama xumaan ay wadato inta badan kama hari karto dabeecaddaas loo soo furay, haddii ay fiican tahay oo dabeecad xumida uu ninkeeda leeyahay, waxaa dhici karta inay fiican tahay, taas waa guud ahaan.
marka aan ka hadalno faa'idada garoobta ay leedahay
waxay leedahay garoobta seddex faa'ido
1- galmada ninka ayay u roon tahay dhanka sheekada iyo dhiirranaanta
2- guurka aad bay u ilaaliysaa waayo waxay ka baqaysaa mar labaad in la furo
3- waxay ku dheeraysaa sida ninka loo dhaqaaleeyo xagga cuntada

ceebaha ay leedahayna waa dhowr ceeb laakin waxaan ka soo qaadanaynaa labada ceeb ugu daran
1- inta badan waxay sheegtaa ninka soo furay oo kaaga soo horreeyay siiba markaad isku xanaaqdaan
2- mar kasta waxay isu barbardhigtaa adiga iyo ninka soo furay,
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

No comments:

Post a Comment

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes