Dadka Soiomaalida ma jecla dadka xirfadleyaasha

SIDEE KUHORMAREE BULSHO XAQIREESA XIRFADYALAYAASHEEDA OO KUSIFEENEESO ERAYO LIITA SIDA MIDGAAN,IYO TUMAAL,IYO AYLE,AYADDOO AAN LASOCONO IN XIRFADLAYAASH LEH TAYADA SARE AY KAJOOQAAN CAALAMKA QIIMO SARE,OO AY KASHAQEEYAAN WARSHADA LEH WAXSOOSAARKA TAYADA SARE ,AYADOO AY JIRAAN BULSHO KALE OO AAN TUMAAL AHAYN OO KUSHAQEESATA XIRFADDAAN, MALAMCNEEYAY HORTA ERAYGA TUMAAL,IYO AYLE,IYO MIDGAAN, ,,DABCA NINKAAN FAHMIN WAXAAN USHARAXAYAA MACNAHOODA OO AH BULSHO XIRFAD,IYO WAXSOOSAAR LEH OO AY KUWADA TIIRSANYIHIIN BULSHADA INTOODABADAN ,OO WAXA AY SOOSAARAAN AYAA WAXAA WADA ISTICMAALA BULSHADA DHAN,,,WAXAAN AAMINSANAHAY IN HADDII LAGACANSIINLAHAA XIRFADLAYAASHAAN AY MAANTA SOOSAARILAHAAAYEN WAXYAABO LALAYAABO OO HORMAR ULEH BULSHADA SOMALIYEED,KAMANA AYSAN LIDAN LAHAYN SIDA KUWA SOOSAARAY SAWIRKA HOOS KULIFAAQAN,OO INBADAN OOO KAMID AH BULSHADA AYSAN AWOODIN IN AY FASIRAAN WAXA LOO ADEEGSADO,WAANA HORMAR CAJIIB AH,OO WAXAA SAMEEYAY MIDGAAN AMA XIRFADLEH AY BULSHADIISU XORMEESA LAGUDHIIIRAGALIYAY WAX SOOSAARKA..
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes