qoys oo dhan hal mar soo wada islaamay

Allaahu Akbar!! Qoys Dhameystiran  oo Hal Maalin soo islaamay oo qaatay diinta xaqqa ah , Diinta Islamka "Maasha Allaah" Qoyskan oo Ka Kooban Shan Qof Aabo Hooyo Iyo Saddex Caruur ah Ayaa Maalintii Kowaad Ee Bisha Ramadan Ku Soo Biraay Diinta Islamka Allaahu Akbar, alle ha nagu sugo diintiisa xaqqa ah 
 

Talo haddii aad u baahan tahay booqo maamulka talooyin

maamul.com

Haddii aad xaas leedahay booqo

1 comment:

  1. Anonymous7/24/2013

    Asc wlaal hadaan bisha Ramadanka wakhti habeen ah aan siigaysto kafaara gud miyaa laigu leeyahay mahadsanid

    ReplyDelete

Copyright © Xidig The latest news and headlines . All rights reserved. Template by CB | Published By Kaizen Template | GWFL | KThemes